YAAB: Baarlamanka Afrika ugu mushaharka badan oo dalbanaya Mushahar kordhin

Xildhibaanada Baarlamanka dalka Kenya oo lagu tiriyo in ay ka mid yihiin kuwa ugu mushaharka badan caalamka ayaa weli saluugsan, iyagoo wada qorshe ay ku doonayaan in mushaharka loogu kordhiyo. Waxaa aqalka baarlamanka ee dalka Kenya horyaalo hindise sharciyeed qabyo ah oo ay soo jeediyeen guddiga xildhibaanada ee u qaabilsan arrimaha cadaaladda iyo sharciga. Hindisan … Continue reading YAAB: Baarlamanka Afrika ugu mushaharka badan oo dalbanaya Mushahar kordhin